Daawo: Madaxweyne Obama Oo Khudbad Uu Jeedinayay Dad Cadhaysani Oo Buuq Iyo Dood Ku Khalkhaliyeen

0
Thursday November 27, 2014 - 13:00:42 in by salman abdi
  • Visits: 636
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweyne Obama Oo Khudbad Uu Jeedinayay Dad Cadhaysani Oo Buuq Iyo Dood Ku Khalkhaliyeen

    Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo maalintii salaasadii jeedinayay, khudbad uu kaga hadlayo qorshihiisa soo galaytiga sharci darada ah ee dalka Maraykanka, ayaa kooxo ka cadhaysan balan qaadyadii aan fulaynin ay ka khal khaliyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo maalintii salaasadii jeedinayay, khudbad uu kaga hadlayo qorshihiisa soo galaytiga sharci darada ah ee dalka Maraykanka, ayaa kooxo ka cadhaysan balan qaadyadii aan fulaynin ay ka khal khaliyeen.


 

Madaxweynaha oo khudbadiisa badhtanka kaga jira ayaa waxa mar kaliya buuq iyo dood ku bilaabay, kooxaha u ololeeya xuquuqda soo galaytiga sharci darada ah, kuwaas oo ay wakhti ku qaadatay madaxweynuhu inuu qanciyo.

Contact@afkashacabka.com