Wiilkii Labaad Oo Madow Ah Oo Maraykanka Lagu Dilay Iyo Mudaharaado Hor Leh Kabilaabmay Maraykanka

0
Thursday November 27, 2014 - 13:10:06 in by salman abdi
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilkii Labaad Oo Madow Ah Oo Maraykanka Lagu Dilay Iyo Mudaharaado Hor Leh Kabilaabmay Maraykanka

    Magalada Cleveland ee wadankasi Maraykanka ayaa kadib markii nin cadaan ah oo ku haystay meherad magaalada Cleveland uu u wiil yar oo Bastol ciyaal sitay uu u maleeyey inuu soo tooganayo kadibna uu toogtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Cleveland ee wadankasi Maraykanka ayaa kadib markii nin cadaan ah oo ku haystay meherad magaalada Cleveland uu u wiil yar oo Bastol ciyaal sitay uu u maleeyey inuu soo tooganayo kadibna uu toogtay.



Speaking out: Demonstrators march toward Public Square in Cleveland on Tuesday - as protesters across the country slammed a grand jury's decision not to indict a police officer in Ferguson, Missouri for a killing

Anger: Demonstrators block Public Square in Cleveland on Tuesday as they protest the boy's shooting

Wiilkan yar oo 12 jir ahaa lana odhan jirayTamir Rice ayaa Police magaaladaasi soo uu dagana soo ban dhigeen muuqaalada muujinaya sida dilkiisu u dhacay taasoo keentay in mawjado rabshado ah ay ka dilaacaan magaaladaasi iyo guud ahaan gobolada kale oo ay ugu horeeyo gobolka Missouri .

Shooter: Timothy Loehmann, pictured left at his swearing in ceremony, fired the fatal shot on Saturday

Ninka dilka u gaystay wiilkan yar oo magaciisa lagu sheegayTimothy Loehmann oo 26 jir ah ayaa ciidanka amaanku gacanta ku dhigeen iyagoo su`aalo ku waydiinaya xarunta danbi dhaafista.



Contact@afkashacaka.com