Madaxwaynha Somaliland Oo Xafiskiisa Ku Qaabilay Safiirku Xigeenka Japan U Fadhiya Wadanka Kenya ((Daawo Sawirro)

0
Thursday November 27, 2014 - 15:52:57 in by Burco Office
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynha Somaliland Oo Xafiskiisa Ku Qaabilay Safiirku Xigeenka Japan U Fadhiya Wadanka Kenya ((Daawo Sawirro)

    Axmed Mxamed Maxamud Silaanyo, Madaxwaynaha Jamhuriyadu Waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka Dawladda Japan U Fadhiya magaladda Nairobi ee Caasimadda Wadankaasi Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Mxamed Maxamud Silaanyo, Madaxwaynaha Jamhuriyadu Waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka Dawladda Japan U Fadhiya magaladda Nairobi ee Caasimadda Wadankaasi Kenya

 waxa uu madaxwaynuhu safiirka siiyey xog waran balaadhan oo uu u sharaxay wadanka Somaliland Sidaasina Waxa lagu Sheegay Warmurtiyeed Ka Soo baxay Aqalka Madaxtooyada oo u dhignaa sidan,

"Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiir ku xigeenka Japan u fadhiya Kenya Deputy Ambassador Mikio Mori, oo dalka boqasho ku yimid.

abceaf

Madaxweynaha oo Warbixin dheer ka siiyey xaalada guud ee dalka iyo horumarka ay Somaliland ku talaabsatay 23 kii sanno ee ay jirtay, ayaa weftiga ku dhiirigeliyey inay xidhiidh ganacsi iyo mid dawladeedba la sameeyaan Somaliland.

Dhinaca Dawladana waxa madaxweynaha ku wehelinaayey

  1. Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici

  2. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire

  3. Wasiirka Madaxtooyada Xirsi CalI Xaaji Xasan

  4. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibeda Mowlid Ibraahim

  5. Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Cali Axmed Cali

  6. Maxamed Cismaan Agaasimaha la dagaalkan Budhcad Badeeda

contact@afkashacabka.com