Wax Badan Ka Ogow Canbaha Iyo Faa'iido Badan Caafimaadka U Leeyahay.

0
Thursday November 27, 2014 - 16:01:43 in by Burco Office
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax Badan Ka Ogow Canbaha Iyo Faa'iido Badan Caafimaadka U Leeyahay.

    Midhaha loo yaqaano canbuhu waa mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan ee uu ubaahan yahay jidhka ibnu aadamka.Waxyaabaha uu qabto waa ay badan yihiin waxaase ugu horaysay inuu qayb wayn ka qaato samaynta dhiiga iyo waliba socodsiinta caloosha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midhaha loo yaqaano canbuhu waa mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan ee uu ubaahan yahay jidhka ibnu aadamka.Waxyaabaha uu qabto waa ay badan yihiin waxaase ugu horaysay inuu qayb wayn ka qaato samaynta dhiiga iyo waliba socodsiinta caloosha.


bal hadaba aan soo koobno faa’iidooyinka uu canbuhu leeyahay:

 


1: Waxaa ku jira minerals vitamins iyo enzyme taasoo caloosha dajiya.

2: Dalka hindiya waxaa loo isticmaalaa dhiig joojin.

3: Wuxuu xoojiyaa dhiiga waxaana uu nashaadna u yeelaa duxda jidhka.

4: Samaynta dhiigana wuu ka qayb qaataa door weyn.

5: Qofka marka ay dhiig la,aan ku dhacdo waa la siin karaa waayo waxaa ku jirta maadada birta ah.

6: Waxaa kaloo ku jira vitamin (C iyo B) magnesium iyo potasium kuwaas oo jidhka ahmiyad u leh.

7: Waxaa ku jira acid la dhaho (Glutamine) taasoo maskada u fiican.

8: Maalintii hadaad cunto xabad canbo ah kama cabanaysid calool fadhi ama in ay saxarada kugu dhagto.

9: Qofka xanaaqa badan wuu u wanagsan yahay iyo qofka sokorta qaba.

10: Cuduro badan ayuu ka difaacaa jidhka sida kuwa wadnaha ku dhaca indhahana wuu u wanagsan yahay.

Contact@afkashacabka.com