Badhasaabka Maroodi Jeex Oo Soo Kormeeray Goobo Kamid Ah Kuwa Diwaan Gelinta Madaniga Ah Kasocoto Ee Magaalada Hargeysa

0
Thursday November 27, 2014 - 17:53:37 in by salman abdi
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Maroodi Jeex Oo Soo Kormeeray Goobo Kamid Ah Kuwa Diwaan Gelinta Madaniga Ah Kasocoto Ee Magaalada Hargeysa

    Gudomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Jeeniyare iyo xoghayaha gobolka Xamse ciise ayaa maanta kormeer kusoo maray qaar kamid ah goobaha ay ka socoto diwaan gelinta madaniga ah ee magaalada Hargeysa waxanay ay masuuliyiintani u kuur galeen habsami us

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Jeeniyare iyo xoghayaha gobolka Xamse ciise ayaa maanta kormeer kusoo maray qaar kamid ah goobaha ay ka socoto diwaan gelinta madaniga ah ee magaalada Hargeysa waxanay ay masuuliyiintani u kuur galeen habsami usocodka diwaangelintaasi .




Contact@afkashacabka.com