Daawo Muqal: MaayarDegmada Ceerigabo Ismaciil Xaji Nuur Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Ceerigaabo

0
Thursday November 27, 2014 - 17:59:29 in by salman abdi
  • Visits: 667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqal: MaayarDegmada Ceerigabo Ismaciil Xaji Nuur Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Ceerigaabo

    Maayarka degmada Ceerigaabo mudane Ismaciil Xaji Nuur Faarax ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaaladaasi Ceerigaabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka degmada Ceerigaabo mudane Ismaciil Xaji Nuur Faarax ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaaladaasi Ceerigaabo.


Gudoomiyaha gobolka sanaag Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada ceerigaabo salaadiin cuqaal iyo madaxdhaqameed kale ayaa Maayarka kaga horyimi duleedka magaalada halkaaso ay si diiran ugu soo dhoweeyeen.  


Contact@afkashacabka.com