Safiirka Jabuuti U Soo Magacaabi Doonto Somaliland Oo Hargeysa Yimid

0
Friday November 28, 2014 - 18:25:54 in by salman abdi
  • Visits: 594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Jabuuti U Soo Magacaabi Doonto Somaliland Oo Hargeysa Yimid

    Dawladda Jabuuti ayaa dhawaan safiir u soo Magacaabaysa Wakiil Somaliland Ufadhiya sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Cukuse oo maanta isaga iyo wasiirro kale Madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyeen wefti ka socda Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Jabuuti ayaa dhawaan safiir u soo Magacaabaysa Wakiil Somaliland Ufadhiya sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Cukuse oo maanta isaga iyo wasiirro kale Madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyeen wefti ka socda Jabuuti.


 


Wasiirka warfaafinta oo saxaafadda la hadlay ka dib markii la soo dhaweeyay weftiga Jabuuti ka socda oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo dhaqanka, isla-markaana uu ka mid yahay masuul uu wasiir Cukuse sheegay in Jabuuti dhawaan u soo Magacaabeyso wakiilkeeda Somaliland


Wasiir Cukuse oo arrintaasi ka hadlaya ayaa yidhi "Waxaanu soo dhaweynaynaa weftiga uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo dhaqanka Jabuuti, lana socdaan wakiilka dawladda Jabuuti mustaqbalka dhow u joogi doona Somaliland”    



Contact@afkashacabka.com