Jose Mourinho "Ballon d'Or Uma Wanaagsan Kubada Cagta Hormarkeeda!"

0
Saturday November 29, 2014 - 09:18:43 in by Burco Office
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho "Ballon d'Or Uma Wanaagsan Kubada Cagta Hormarkeeda!"

    Macalin Jose Mourinho ayaa noqday shaqsigii ugu dambeeyay ee abaal marinta Ballon d'Or wax kama jiraan kasoo qaado. Wuxuu Jose ku tilmaamay abaal marintan inay bur bur ku tahay hormarka kubada cagta madaama uusan macalinka reer Portugal muhiim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Macalin Jose Mourinho ayaa noqday shaqsigii ugu dambeeyay ee abaal marinta Ballon d'Or wax kama jiraan kasoo qaado. Wuxuu Jose ku tilmaamay abaal marintan inay bur bur ku tahay hormarka kubada cagta madaama uusan macalinka reer Portugal muhiim u arkin in hal shaqsi la buun buuniyo.



 


Jose


"Ballon d’Or uma wanaagsan hormarka kubada cagta, anigana kuma mashquulo ka hadalka abaal marintan


"Mararka qaar qalad ayaan galnaa madaama aan hal shaqsi abaal marin siino anigoo iska ilaawno dhamaan kooxdii wax qabatay midaasna uma wanaagsan kubada cagta”

"Haatan xaalka wuu sii xumaaday waayo sida siyaasada oo kale ayaa loogu ola oleynayaa hanasada abaal marintan”

"Waxaadba moodaa sida Obama uu kursiga aqalka cad ugu tartamaayo oo kale ayaa haatan loogu tartamaa Ballon d’Or”

"Waan la yaabaahay sida loogu waashay ka hadalka Ballon d’Or TV-yada iyo dhamaan idaacadaha waxay hadal hayaan abaal marintan waana nasiib daro mana u wanaagsano hormarka kubada cagta in hal shaqsi loo ola oleeyo!”

Inkastoo Mourinho u si toos ah weerar ugu qaaday abaal marinta Ballon d’Or hadana shaqsi gaar ah macalinkan masoo hadal qaadin sidoo kalena musharaxiinta sandkan u taagan abaal marintan waxaa ka mid ah Thibaut Courtois, Diego Costa iyo Eden Hazard oo uu Jose macalin u yahay. 

contact@afkashacabka.com