War Degdeg Ah: Golaha Wakiilada Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay Todobada Xubnood Ee Gudida Doorashooyinka Somaliland

0
Saturday November 29, 2014 - 12:54:04 in by salman abdi
  • Visits: 791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Golaha Wakiilada Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay Todobada Xubnood Ee Gudida Doorashooyinka Somaliland

    69 ka mid ahaa mudanayaasha ayaa u codeeyay todobada xubnood ee Gudida doorashooyinka Somaliland, sidaas ayaanay ku ansaxeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

69 ka mid ahaa mudanayaasha ayaa u codeeyay todobada xubnood ee Gudida doorashooyinka Somaliland, sidaas ayaanay ku ansaxeen.

Fadhigii Saaka ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa lagu ansixiyay Todobada xubnood ee loo soo xulay Gudida Doorashooyinka Somaliland.


 

Fadhigan oo ay ka soo xaadireen 70 mudane ayaa waxa ka hor intii aan la ansixinin mudanayaasha loo akhriyay Taariikhda todobada xubnood, waxaana markii dambe mid mid loogu codeeyay todobada xubnood.

69 ka mid ahaa mudanayaasha ayaa u codeeyay todobada xubnood ee Gudida doorashooyinka Somaliland, sidaas ayaanay ku ansaxeen.

Halkan hoose kaga bogo magacyada xubnaha guddida doorashooyinka ee saaka la ansixiyay iyo siyaabaha loo soo kala xulay

 

Xubnaha Madaxweynuhu soo Xulay:

1. Mudane, Maxamed Jaamac Maxamed.

2. Mudane, Maxamuud Jaamac Wacays.

3. Marwo, Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi.

Labada Xubood ee Golaha Guurtida:

1. Mudane, Siciid Cali Muuse .

2. Mudane, Cabdi-qaadir Iimaan Warsame.

Xubinta Xisbi UCID:

1. Mudane, Cabdi-fataax Ibraahim Xassan.

Xubinta Xisbiga Wadani

1 Cabdiraxmaan Cismaan Aadan (Sagal)


 

Contact@afkashacabka.com