Xalada Wadanka Masar Oo Maanta Dagan kadib Mudaharado Wawayn Oo Shalay Wadankasi Gilgilay Keenayna Dhimasho Iyo Dhawacba

0
Saturday November 29, 2014 - 13:02:06 in by salman abdi
  • Visits: 765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xalada Wadanka Masar Oo Maanta Dagan kadib Mudaharado Wawayn Oo Shalay Wadankasi Gilgilay Keenayna Dhimasho Iyo Dhawacba

    Kadib markii shalay mudaharado wawayni ay gilgileen dhamaan magaloyinka wadankasi masar oo ay dhigayeen shacab waynaha wadankasi Masar ee tageersan xisbiga Ikhwan muslimka masar ee dawladiisi xukunka military lagaga tuuray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib markii shalay mudaharado wawayni ay gilgileen dhamaan magaloyinka wadankasi masar oo ay dhigayeen shacab waynaha wadankasi Masar ee tageersan xisbiga Ikhwan muslimka masar ee dawladiisi xukunka military lagaga tuuray

talada wadankasi iyo tageerayasha Xarakada Al Salafia ee wadankasi kasoo lagaga soo horjeeday dawlada militaryga ah ee xukunka qoriga caradiisa ku qabsatay ayaa maanta wadankasi uu jawiiigisa guudi dagan yahay.

Ugu yaraan afar mudaharadayashii tageersanaa xisbiga ikhwan muslimka iyo xarakada al salafia ayaa lagu dilay wadankasi masar kadib markii cidanka masar ay xabado nool nool ku fureen dadkii mudaharadayay halka sadex sarkaalna oo ciidanka ka tirsana lagu dilay mudaharadadi shalay.

Contact@afkashacabka.com