Mooshinkii Kadhanka Ahaa Xukumada Raysal Wasare Cabdi Wali Oo Xal Laga Gaadhay

0
Saturday November 29, 2014 - 13:10:44 in by salman abdi
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mooshinkii Kadhanka Ahaa Xukumada Raysal Wasare Cabdi Wali Oo Xal Laga Gaadhay

    Mogdisho Mooshinkii ka dhanka ahaa xukumada raysal wasare cabdi wali ayaa saaka xal laga gadhay kadib markii shir gudoonka golaha barlamanka iyo xildhibanada uu ku war galiyay madaxwayne Hasan sheekh inaanu la shaqayn karin raysal wasaraha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mogdisho Mooshinkii ka dhanka ahaa xukumada raysal wasare cabdi wali ayaa saaka xal laga gadhay kadib markii shir gudoonka golaha barlamanka iyo xildhibanada uu ku war galiyay madaxwayne Hasan sheekh inaanu la shaqayn karin raysal wasaraha

Muqdisho(Afka)-Mogdisho Mooshinkii ka dhanka ahaa xukumada raysal wasare cabdi wali ayaa saaka xal laga gadhay kadib markii shir gudoonka golaha barlamanka iyo xildhibanada uu ku war galiyay madaxwayne Hasan sheekh inaanu la shaqayn karin raysal wasaraha tasoo macnaheedu tahay in xilka uu iska dago raysal wasare cabdi wali halkii uu ka sugi lahaa kalsooni kala noqoshada golaha shacabka.

Dhan kale xildhibanadii tageersanaa raysal wasaraha ayaa sameyey tanasul kadib markii xildhibanadii mooshinka ka dhanka ahaa xukumada ay moshinka sidii sharcigu dhigayay golaha xeer hosadkiisa marsiyeen barina la qaybin doono isla markana doodisu socon doonto mudo toban cisho ah.

Contact@afkashacabka.com