War Deg Deg Ah:36 Ruux Oo Lagu Dilay Duleedka Mandera

0
Tuesday December 02, 2014 - 08:49:34 in by Burco Office
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:36 Ruux Oo Lagu Dilay Duleedka Mandera

    Ugu yaraan 36 ruux ayaa la sheegayaa in lagu dilay meel dhagaxa laga qodo oo ku dhaw magaalada Mandera, woqooyi-bari Kenya. Sida wararku ay sheegayaan dadkan ayaa la weeraray xalay saqdii dhexe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 36 ruux ayaa la sheegayaa in lagu dilay meel dhagaxa laga qodo oo ku dhaw magaalada Mandera, woqooyi-bari Kenya. Sida wararku ay sheegayaan dadkan ayaa la weeraray xalay saqdii dhexe iyagoo dhexjiifay teendhooyiin, goobtii ay dhagaxa ka qodayeen.

 

141123084920_mandera_attack_512x288_bbc

Toddobaad ka hor ayaa waddada ka soo baxda Mandera waxaa lagu dilay 28 ruux oo aan Soomaali ahayn oo ku safrayay bus ku sii jeeday caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtaya weerarkaasi, iyagoo sheegay inay Kenya kaga aargudanayeen dilka dadkaasi.

Hogaamiyayaasha Muslimiinta ayaa ku tilmaamay weerarkii lagu dilay 28 qof inuu ahaa mid aan waafaqsaneyn shareecada Islaamka.

contact@afkashacabka.com