Google, Facebook, iyo Twitter Oo Lagu Cadaadinayo In Ay Wax Ka Badalaan Shuruucda Sirta

0
Wednesday December 03, 2014 - 13:11:47 in by salman abdi
  • Visits: 658
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Google, Facebook, iyo Twitter Oo Lagu Cadaadinayo In Ay Wax Ka Badalaan Shuruucda Sirta

    Baraha bulshada ee ay ugu waaweynyihiinFacebookiyo Twitter ayaa laga codsaday in ay macaamiishooda u cadeeyaan sida ay xogaha u uruuriyaan iyo sida loo adeegsado xogahaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraha bulshada ee ay ugu waaweynyihiinFacebookiyo Twitter ayaa laga codsaday in ay macaamiishooda u cadeeyaan sida ay xogaha u uruuriyaan iyo sida loo adeegsado xogahaasi.


War qoraal ah oo ay soo saareen shariikadaha waaweyn ee sayniska iyo teknolojiyadda ayaa lagu sheegay in shuruucda iyo shuruudaha baraha bulshadu ay aad u kala fogyihiin.

 


Mid kamid ah xildhibaanada Yurub ayaa sidoo kale tilmaamay in adeegsadayaasha baraha bulshada aysan ka warqabin sida xogtooda loogu adeegsado website-yada iyo barnaamijyada qaar.

Xildhibaanka ayaa intaasi sii raaciyay in qof waliba uu jecelyahay in sirtiisa la xafido, sidaasi daraadeedna shariikadaha ay masuuliyad iska saaraan .

Ururo caalami ah oo ay ugu horeeyaan EU-da iyo hay’adaha QM ayaa horey walaac uga muujiyey shuruucda sirta ah ee baraha bulshada iyo mareegta Google. 



Contact@afkashacabka.com