Xisbiga Wadani Oo Dadkii Raba Inuu Saaro Diyaarad Aan La,Oqoon Meel Ay Ka Degayso!!!!!!QALINKII: FUAD KAMIL CIISA

0
Thursday December 04, 2014 - 15:13:42 in by salman abdi
  • Visits: 1590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Oo Dadkii Raba Inuu Saaro Diyaarad Aan La,Oqoon Meel Ay Ka Degayso!!!!!!QALINKII: FUAD KAMIL CIISA

    MARKA HORE WAXAAN SALAAN QAALIYA IGA GUDOOMA LEEYAHAY AKHYAARTA MAREEGTA AFKASHACABKA.COM. Hadaan u soo noqdo macnaha uu xambaarsanyahay cinwaankaygu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MARKA HORE WAXAAN SALAAN QAALIYA IGA GUDOOMA LEEYAHAY AKHYAARTA MAREEGTA AFKASHACABKA.COM. Hadaan u soo noqdo macnaha uu xambaarsanyahay cinwaankaygu
 waxa uu u dhiganyahay sidan.waxaan aad ula yaabay oo kolay dad badanina la yaabeen qorsho la,aanta xisbigan wadani oo meel uu u socdo iyo meel uu ka socdaaba aanay jirin.taas waxaa daliil u ah ilaa hada ma hayaan hadafkii ama yoolkii xisbi lagu hogaamin lahaa oo niman ku jira madaxdooda sare ayaa afkooda laga hayaa inaanay wali diyaarin qorshihii iyo nidaamkii xisbigu wax ku wadi lahaa!!!.

Waxay ku leeyihiin maalin dhaw ayaanu diyaarinaynaa kkkk doorashadiina inta ka hadhay waa lawada ogyahay.hadaba xaalada ay ku jiraan saw maaha sidii diyaarad dadkii tigidho rabta inay u wada jarto iyadoon u aabo yeelayn qofka iyo meesha uu ku socdo isla markaaana dadkii ku wergalisay kii PARIS,LONDON ,OSLO IYO STOCKHOLM TEGI LAHAA INAY ISKU SAACAD GEYNAYSO KKKK.

QALINKII: FUAD KAMIL CIISA