Hambalyo ku socota Meherkii Qarniga : Maxamed Salaad iyo Salma axmed

0
Saturday December 06, 2014 - 17:45:33 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo ku socota Meherkii Qarniga : Maxamed Salaad iyo Salma axmed

    Dhammaanba Masuliyiinta iyo Hawlwadeenada Shebkedda Caalamiga ah ee afkashacabka.com iyo Dhammaanba Aqoonyahanka, Hal Abuurka iyo Dhalinyarada Togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaanba Masuliyiinta iyo Hawlwadeenada Shebkedda Caalamiga ah ee afkashacabka.com iyo Dhammaanba Aqoonyahanka, Hal Abuurka iyo Dhalinyarada Togdheer Dhammaanba Masuliyiinta iyo Hawlwadeenada Shebkedda Caalamiga ah ee afkashacabka.com
Dhammaanba Bahda Warbaahinta kala Duwan ee Gobolka Togdheer iyo guud ahaanba Somaliland
Dhammaanba Masuliyiinta iyo Xubnaha Ururada Dhalinyarada ee Gobolka Togdheer iyo Guud ahaanba Somaliland
Dhammaan Ardayd Jaamacadaha Gollis, Burco iyo Addis ee Gobolka Togdheer
Dhammaanba Bahda Circus Burco ee Gobolka Togdheer
Dhammaanba Aqoonyahanka, Hal Abuurka iyo Dhalinyarada Togdheer
Waxay Bogaadin, Duco  iyo Tahniyad aan la qiyaasi karin u dirayaan Meherka Maxmed Salaad Cali iyo Marwadiis Salma Axmed Maxamed oo Meherkoodu 05-12-2014 ka dhacay Hotel Deero Burco, waxay Leeyihin Noqda labadii isku waara , Noloshoodana jacayl ku Dhammaysta Ubad khayr qabana kala Hela Aaamiiin Aaaamin Aaamiin

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA