Maqaaxida Baraadka Berbera Oo Kulmisay Raxan Wasiiro ah oo kamid ah Weftiga Madaxweynaha JSL ee Berbera ku sugan kuwaasi oo maanta ka shaahaynayey goobtaasi+SAWIRO

0
Friday March 14, 2014 - 21:36:33 in by Super Admin
  • Visits: 995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaaxida Baraadka Berbera Oo Kulmisay Raxan Wasiiro ah oo kamid ah Weftiga Madaxweynaha JSL ee Berbera ku sugan kuwaasi oo maanta ka shaahaynayey goobtaasi+SAWIRO

    Qaar kamida wasiradii ku sgna magalada Berbera oo Kula shahayay casarnimada bulasha rer Berbera Makhayad ku taalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamida wasiradii ku sgna magalada Berbera oo Kula shahayay casarnimada bulasha rer Berbera Makhayad ku taalay

Wasiirada Xukuumada Somaliland ee Kala Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badaha Somaliland Cali Jaamac Faarax Buureed, Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Gaashaandhiga JSL Axmed Xaaji Cali Cadami, Wasiirka Arimah Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kaluumaysiga Maxamed Cabdilahi Ilkacase, kuwaasi oo dhamaantood ka shaahaynayey







AFKASHACABKA.COM
BERBERA/OFFICE
CONTACT@AFKASHACABKA.COM