
Madaxwaynaha JSL Axmed Silanyo oo Galabta Ladabashay qaarkamida Bulshada Berbera gar ahaan xeebta Batalale Daawo Sawiro Badan
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka hadlay dareenkiisa la xidhiidha inuu maanta dhiiri-geliyo Ardaydan Kulliyadda Badda, waxa uu yidhi waan ku faraxsanahay in aan galabta wakhti la qaato lana dabaasho kuna dhiiriyo dhalinyarada Dalka qaar ka mid ah inay dalkooda wax ku bartaan oo ay soo baxaa dhalinyaro aqoon dheeriya u leh baddooda, waxanan ku dhiirigelinayaa inta kale een nasiibka u helin inay bada wax ka bartaan inay ku dhiiradaan oo ay ku dedaalaan inay dalkooda wax u bartaan kuna kalsoonadaan oo aanay ka tahriibin naftoodana aanay haligin.
Madaxweynuhu waxa uu wakhti dheer ku jiray badda isaga oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo taliyeyaasha Ciidamada iyo xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha .
Afkashacabka.com
Berbera/Office
Contact@afkashacabka.com
Madaxwaynaha JSL Axmed Silanyo oo Galabta Ladabashay qaarkamida Bulshada Berbera gar ahaan xeebta Batalale Daawo Sawiro Badan
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta wakhti qaali ah oon hore u soo marin dhalin-yarada Gobolka Saaxil ku nool gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Badda ka dhigata Jaamacada Berbera oo maanta nasiib u yeeshay