Waa Kuwee 16-ka Kooxood Ee Usoo Gudbay Wareega 16-ka Tartanka Champions League-ga ?

0
Thursday December 11, 2014 - 01:50:37 in by Burco Office
  • Visits: 1186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee 16-ka Kooxood Ee Usoo Gudbay Wareega 16-ka Tartanka Champions League-ga ?

    Waxaa soo gabagaboobay wareegii groupyada tartanka Champions League, xili ciyaareedkaan kadib markii ay dhaceen kulamo xasaasi ah waxaana soo afjarmay dhameystirka 16-ka kooxood ee nasiibka u yeeshay iney soo gaaraan wareega 16-ka tartankaan. Atle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo gabagaboobay wareegii groupyada tartanka Champions League, xili ciyaareedkaan kadib markii ay dhaceen kulamo xasaasi ah waxaana soo afjarmay dhameystirka 16-ka kooxood ee nasiibka u yeeshay iney soo gaaraan wareega 16-ka tartankaan. Atletico Madrid ayaa kusoo baxday booska koowaad ee groupka A, halka Juventus ay kusoo baxday booska labaad waxaana jirta in Olympiakos ay nasiib u yeelatay iney ka qeyb gasho tartanka Europa League. Groupka B, Real Madrid iyo Basel ayaa si toos ah ugu soo gudbay wareega 16-ka tartankaan halka kooxda Liverpool ay iyana iska xaadirin doonto tartanka Europa League.

Hadaba Liiska 16-ka kooxood ee usoo gudbay wareega 16-ka ayaa sidaan ah:

1. Atletico Madrid

2. Juventus

3. Real Madrid

4. FC Basel

5. Monaco

6. Leverkusen

7. Dortmund

8. Arsenal

9. Bayern Munich

10. Manchester City

11. Barcelona

12. Paris Saint Germain

13. Chelsea

14. Schalke 04

15. Shakhtar Donetsk

16. FC Porto

16

Si Kastaba 16-kaan kooxood ayaa loo sameyn doonaa qori tuur maalinta Isniinta ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 15-ka December, lugta koowaad waxaa la ciyaari doonaa 17, 18, 24 & 25-ta February halka lugta labaadna la ciyaari doono 10, 11, 17 & 18 March 2015. conatct@afkashacbka.com