Chelsea Oo Heshiis Cusub Ku Abaalmarinaysa Eden Hazard.

0
Saturday December 13, 2014 - 16:47:12 in by Burco Office
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea Oo Heshiis Cusub Ku Abaalmarinaysa Eden Hazard.

    Eden Hazard ayaa ku jira qaab ciyaareed kiisii ugu fiicnaa xiliciyaareed kan taas oo keentay in Chelsea ay u soo bandhigto heshiis cusub oo qaali ah. Daily Express ayaa sheegtay in tababare Jose Mourinho uu daaha ka rogay in Eden Hazard uu kooxda u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eden Hazard ayaa ku jira qaab ciyaareed kiisii ugu fiicnaa xiliciyaareed kan taas oo keentay in Chelsea ay u soo bandhigto heshiis cusub oo qaali ah. Daily Express ayaa sheegtay in tababare Jose Mourinho uu daaha ka rogay in Eden Hazard uu kooxda u saxiixi doono heshiis cusub maalmaha nagu soo aadan. Wargayska ayaa sheegaya in Chelsea ay ka saxiixi doonto Hazard heshiis ku eg ilaa 2019 iyagoona siin doona mushaar qaali ah oo uu isbuucii ku qaadan doono 200 kun oo Ginni. Chelsea ayaa doonaysa inay ka ceshato laacib kaan kooxaha xiisaynaya oo ay ugu horayso kooxda Real Madrid ee dalka Spain. contact@@afkashacabka.com