Fanaanada Farxiya kabayare oo si weyn loogu soo dhoweeyey Xamar +
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay fanaanadda caanka ah Farxiya Maxamed Kaboyare oo caasimadda Muqdisho ugu dambeysay muddo dheer ka hor.
Fanaanadda ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay fanaaniin, abwaano iyo dad iyada fankeeda jecel, waxaana soo dhaweyntaasi si weyn looga dareemay garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho
Farxiya kabayare aya la filayaa in muddo ku sugnaato muqdisho , weli se kamay hadal inay showyo ka dhigi doonto muqdisho iyo inkale, lama garanayo inay meelo kale oo ka mida somaliya iyo gobaladeda booqan doonto.
|
Afkashacabka.com
Muqdisho /Office
Contact@afkashacabka.com