Kongerres-ka Maraykanka Oo Ansixiyay Miisaaniyada Difaaca Ee Maraykanka Oo Dhan 585 Bilyan Oo Dollar-ka Maraykanka Ah

0
Saturday December 13, 2014 - 22:37:20 in by salman abdi
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kongerres-ka Maraykanka Oo Ansixiyay Miisaaniyada Difaaca Ee Maraykanka Oo Dhan 585 Bilyan Oo Dollar-ka Maraykanka Ah

    Ansixintan Missniyaddan ayaa timi, kaddib, markii golaha Wakiiladda ee dalka Maraykanku uu shalay soo ansixiyay Miisaaniyadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ansixintan Missniyaddan ayaa timi, kaddib, markii golaha Wakiiladda ee dalka Maraykanku uu shalay soo ansixiyay Miisaaniyadan


 Kongeresska dalka Maraykanka ayaa meel mariyay oo ansixiyay miisaaniyada difaaca ee dalka Maraykanka oo dhan lacag lagu qiyaasay Shan Boqol Iyo Shan Siddeetan Bilyan, oo Dollarka Maraykanka ah.


Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)
Ansixintan Missniyaddan ayaa timi, kaddib, markii golaha Wakiiladda ee dalka Maraykanku uu shalay soo ansixiyay Miisaaniyadan, waxaana la filayaa in Miisaaniyadani ay dhaqan geli doonto marka uu qallinka ku duugo ee uu saxeexo Madaxweynaha Dalaka Maraykanku President Barack Obama.




Contact@afkashacabka.com