Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Spain Oo Iyagoo Afka Xidhan Ku Mudaharaaday Dood Golohoodu Ka Lahaa Xakamaynta Dibad Baxyada

0
Sunday December 14, 2014 - 13:17:38 in by salman abdi
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Spain Oo Iyagoo Afka Xidhan Ku Mudaharaaday Dood Golohoodu Ka Lahaa Xakamaynta Dibad Baxyada

    Mudanayaashan ayaa wallow tiradoodu yarayd haddana ku guulaystay in indha war fidiyeenada ay soo jiitaan, isla markaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudanayaashan ayaa wallow tiradoodu yarayd haddana ku guulaystay in indha war fidiyeenada ay soo jiitaan, isla markaana

 Todoba xubnood oo ka mid ah Koongarayska dalka Spain, ayaa inta ay afka soo duubteen, ku mudaharaaday fadhigii golaha Barlamaanka dalkaasi kaga doodayay shuruuc dawladu soo gudbisay oo xakamaynaya dibad baxyada isla markaana lagu cadaynayo danbiyada ka dhalan kara ku xad gudubka xuquuqda iyo hantida shacabka ama gaarka loo leeyahay.

Mudanayaashan ayaa wallow tiradoodu yarayd haddana ku guulaystay in indha war fidiyeenada ay soo jiitaan, isla markaana doodii golaha hor taalay hakad gasho.





Contact@afkashacabka.com