Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Xisbiga Ee Degmada Sheekh, Bedelkiisii Oo Ku Meel Gaadh ahna Magacaabay

0
Sunday December 14, 2014 - 13:46:18 in by Hargeysa Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Xisbiga Ee Degmada Sheekh, Bedelkiisii Oo Ku Meel Gaadh ahna Magacaabay

    Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Xisbiga Ee Degmada Sheekh, Bedelkiisii Oo Ku Meel Gaadh ahna Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Xisbiga Ee Degmada Sheekh, Bedelkiisii Oo Ku Meel Gaadh ahna Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Xisbiga Ee Degmada Sheekh, Bedelkiisii Oo Ku Meel Gaadh ahna Magacaabay
(afkashacabka) Saturday, December 13, 2014 21:18:36
Guddoomiyihii hore ayuu u soo jeediyay Xoghayaha Guud in xilkii uu u hayay Xisbiga uu si ku meel gaadh ah ugu wareejiyo Cali Aw Maxamed Xasan oo uu u soo magacaabay.

Hargeysa (afkashacabka) - Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Maxamed Cabdilaahi Uur Cade ayaa Xilkii Ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Xisbiga Wadani ee Degmada Sheekh Cali Jaamac Ibraahim (Cali Guray).

Maxamed Cabdilaahi Uur Cade oo wareegtada uu xilka kaga xayuubiyay Guddoomiyihii Hore ee Degmada Sheekh Xafiiskiisa Ka Soo saaray 12.11.2014, wakhtigaas oo ku beegnayd markii uu guddoomiyaha Xisbiga Wadani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ay socdaalka ku tageen Magaalooyinka Berbera, Sheekh, Burco iyo Oodweyne ayaa waxa uu kaalintiisii si ku meel gaadh ah ugu magacaabay Cali Aw Maxamed Xasan.

Guddoomiyihii hore ayuu u soo jeediyay Xoghayaha Guud




in xilkii uu u hayay Xisbiga uu si ku meel gaadh ah ugu wareejiyo Cali Aw Maxamed Xasan oo uu u soo magacaabay.

Waxa uu xoghayaha guud uga mahad celiyay Guddoomiyihii hore ee Degmada Sheekh U Qaabilsanaa Xisbiga Waddani mudadii uu la soo shaqeeyay.

afkashacabka.net
office: hargeisa
by: mukhtaar cabdfatax (xaaji)