Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Kawarbixiyay Ujeedada Ay Kaleeyihiin Lacag Dolar Ah Oo Ay Saaka Galiyeen Suuqyada Hargeysa

0
Tuesday December 16, 2014 - 20:58:01 in by salman abdi
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Kawarbixiyay Ujeedada Ay Kaleeyihiin Lacag Dolar Ah Oo Ay Saaka Galiyeen Suuqyada Hargeysa

    Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Kawarbixiyay Ujeedada Ay Kaleeyihiin Lacag Dolar Ah Oo Ay Saaka Galiyeen Suuqyada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Kawarbixiyay Ujeedada Ay Kaleeyihiin Lacag Dolar Ah Oo Ay Saaka Galiyeen Suuqyada Hargeysa

Gudoomiyah baanka dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi Ayaa Saaka Suuqa Sarifka Lacagaha Gaadh Siiyay Lacag Doolar Ah Oo Uu ugu Talo Galay Sida Uu shegay Inuu Hoos Ugudhigo Kor Ukaca kuyimiday lacagta dolarka maraykanka

Waxaanuu yidhi isago arintani kahadlaya xili uu kusugna asuuuqa sarifka lacagaha hargeysa

"Waxaa Weeye Doolarka Oo Baryahan Kacsanaa Ayaanu Doonaysaa Inaanu Soo Dajino

Dabeetana sidaasaanu doolarbaanu soo galinay si uu sixirku ujabo waana wax dhaca ma ogtahay wakhtigan oo kale mar hadaanay dakadu aad ushaqaynayn waxna aanay kazoo dagayn hadii aanay xoolo jirin wakhtigan oo kale waa dhacdaa dolarku kor ukoco dabeetana anaguna aanu kudadaalno inaanu soo dajino ,waanan soo dajinaynaa inta uu soo gaadhayo qiime macquul ah” Sidaasina waxaayidhi gudoomiyaha baanka dhexe

 



Contact@afkashacabka.com