Green Plaza Summer-time Hool Casriya oo Hudheelka Summer time ka hirgeliyey Hargeysa iyo Madaxweyne kuxigenka JSL oo Xadhiga ka Jaray

0
Wednesday December 17, 2014 - 07:45:29 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Green Plaza Summer-time Hool Casriya oo Hudheelka Summer time ka hirgeliyey Hargeysa iyo Madaxweyne kuxigenka JSL oo Xadhiga ka Jaray

    Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaciil (Saylici) ayaa caawa xadhiga ka jaray Hooll casriya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaciil (Saylici) ayaa caawa xadhiga ka jaray Hooll casriya

 oo noocisu aanu hore uga jirin Magaaladda Hargaysa, Hall kan oo la magacbaxay, Summertime Green Plaza, Wedding and Conference Hall.


Hoolkan waxa hirgaliyay Siciid Sheekh Cumar Axmed, oo ah sidoo kale mulkiilaha Huteelka cuntada ee Summertime, waxaana ka soo qaybgalay Munasibaad Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Hawlaha Guud, Wasiirka ku-xigeenka Warfaafinta, Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo arrimaha bulshada, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale.

Masuuliyiinti ka hadashay Furitaanka Hoolkaas, ayaa dhammaantod u baarigay ganacsadaha hirgaliyay. 


Geesta kale Siciid Sheekh Cumar, oo isna ka hadlay baaxada uu qaadi doono, wuxuu sheegay in Hool-kaasi qaadayo 1500, oo qof. Magaalada Hargaysa ayay mudooyinki danbe ku soo badanayeen dhismayaasha casriya ah. 




Contact@afkashacabka.com