Kulan Laga Hadlayey Mataanaynta Magaalooyinka Bristol Iyo Berbera Oo Ingiriiska Ka Dhacay

0
Wednesday December 17, 2014 - 16:57:57 in by Burco Office
  • Visits: 687
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Laga Hadlayey Mataanaynta Magaalooyinka Bristol Iyo Berbera Oo Ingiriiska Ka Dhacay

    Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaaden xubno muhiim ah oo ka tirsan jaaliyada Somaliland ee magaalooyinka BrIstol iyo Cardiff

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaaden xubno muhiim ah oo ka tirsan jaaliyada Somaliland ee magaalooyinka BrIstol iyo Cardiff

 lagu qabtay xarunta looga taliyo magalaada Bristol. Kulankan oo ay la qaateen duqa (mayor) magaalada ayaa laga arin sanayey sidii lo mataanayn laha Berbera iyo Birstol. Kulankan oo horu dhaca ahaa ayaa waxa lagaga hadlay habka ugu habon ee la iskugu xidhi karo labada magaalo..


 

Xubnaha Somaliland ee soo qaban qaabiyey ayaa waxa ka mid ah Nuurax Ciamr Guudle iyo Maxamed Xaashi Bacado oo xubno aad ugu firfircon jaaliyada ka mid ah. Hase ahaatee kulankan ayaaa ahaa mid aana jaaliyadu u kala hadhin taageerada fikirka isku xidhaka Birtstol iyo Berbera oo wax wey kala faa’idi kara hadii la xoojiyo.

contact@afkashacabka.com