"Laaqoray iyo goboladda bariga koob baa yaalay, 9 kaas madaxweyne ee hore way hanan kari waayeen macal kii somaliweyn xukumi jirey ee siyaad barre inkastoo ay wada dhinteen raggaasi haddana maanta wakhtiga uunbaa, isaga uunba ilahay ku guuleyey inu tago

0
Sunday March 16, 2014 - 15:42:14 in by Super Admin
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Laaqoray iyo goboladda bariga koob baa yaalay, 9 kaas madaxweyne ee hore way hanan kari waayeen macal kii somaliweyn xukumi jirey ee siyaad barre inkastoo ay wada dhinteen raggaasi haddana maanta wakhtiga uunbaa, isaga uunba ilahay ku guuleyey inu tago

    Xildhibaan indho indho oo madaxweynaha ku hambalyeeyey Booqashada uu ku tegey laasqoray iyo socdaalkiisa shaqo ee uu dalkoo dhan ku marayo. Dhegayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan indho indho oo madaxweynaha ku hambalyeeyey Booqashada uu ku tegey laasqoray iyo socdaalkiisa shaqo ee uu dalkoo dhan ku marayo. Dhegayso. Laaqoray iyo  goboladda bariga koob baa yaalay, 9 kaas madaxweyne  ee hore way hanan kari waayeen macal kii somaliweyn xukumi jirey ee siyaad barre inkastoo ay wada dhinteen raggaasi haddana maanta wakhtiga uunbaa, isaga uunba ilahay ku guuleyey inu tago., madaxweynaha waxan ka codsanayaa inu gobolkii sool tago oo uu so arko, waxana u soo jeedin lahaa in laascaanood uu batroolka u soo dhagax dhigo, qoladii mucaaridkana waxan leyahay madaxweynaha lahaydeen caafimaadkiisu ma fiicna waad arkayseen siduu u dabaalanayey" ayu yidhi xildhibanku







Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com