"Anigu Wasiir Qaran baan ahay, ma ihi Wasiir beeleed, dalkana waxaan u imid in .." Wasir M.Bixi Yonis

0
Thursday December 18, 2014 - 08:22:59 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu Wasiir Qaran baan ahay, ma ihi Wasiir beeleed, dalkana waxaan u imid in .." Wasir M.Bixi Yonis

    Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka jawaabay Odayaal Dhowaan Beeleeyey Murashaxnimadiisa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka jawaabay Odayaal Dhowaan Beeleeyey Murashaxnimadiisa,

 wasiirku Waxa mar uu maanta dalka dib ugu soo laabtay sheegay in aanu isagu musharax u ahayn beel kaliya ee uu wax ka doonayo bulshada Somaliland oo dhan.

???????????????????????????????

Wasiirka oo arrimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi "Anigu Wasiir Qaran baan ahay, ma ihi Wasiir beeleed, dalkana waxaan u imid in hawsha uu dibadda ku leeyahay ee ictiraafkeeda, horumarkeeda iyo dhaqaalaheeda aan ka hawl-galo. Nin beel ka soo eedana ma ihi ee waxaan ahay nin weyn oo culus, oo ah Wasiirka Arrimaha dibadda, una shaqeeya ummada reer Somaliland, arrimaha beelaha ee Maxaliga ahina aad aniga iima khuseeyaan”

Wasiirku waxa kale oo uu sheegay "Qofkii reer Somaliland ah ee doonaya inuu doorasho u cararo, wuxuu ka dhex tartamayaa xisbiga (uu ku jiro), oo gole dhexe ayaa jira, beel na wax ma goyso, aniguna beel musharax uma ihi ee Somaliland oo dhan baan Musharax u ahay marka Madaxwaynuhu hawshiisa (Xilkiis) dhamaysto ka dib…” ayuu yidhi, Wasiir Maxamed Biixi Yoonis.



Contact@afkashacabka.com