Shacabka Crimea Oo U Codeeyay Inay Russia ku biiran Kana Go'aan Ukrain inteeda Kale

0
Monday March 17, 2014 - 12:47:33 in by Super Admin
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Crimea Oo U Codeeyay Inay Russia ku biiran Kana Go'aan Ukrain inteeda Kale

    Shacabka gobolka Crimea ee Wadanka Ukraine ayaa Shalay u dareeray Afti Cod bixineed oo mMacnaheedu yahay inay ka sii mid noqdaan Wadanka Ukraine iyo inay ku biiran Wadan Weynaha Russia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka gobolka Crimea ee Wadanka Ukraine ayaa Shalay u dareeray Afti Cod bixineed oo mMacnaheedu yahay inay ka sii mid noqdaan Wadanka Ukraine iyo inay ku biiran Wadan Weynaha Russia.

Shacabka gobolka Crimea ee Wadanka Ukraine ayaa Shalay u dareeray Afti Cod bixineed oo mMacnaheedu yahay inay ka sii mid noqdaan Wadanka Ukraine iyo inay ku biiran Wadan Weynaha Russia.

Natiijada Codbixintan oo lagu Dhawaqay Xalay Saacadihii Danbe ayaa lagu Shaaciyay Caasimada Gobolkasi eeSimferopol ayaa Dadka Wadankasi ku Go’aansadeen inay ka Go’aan Dhul waynaha Ukraine kuna Biraan Russia95.7% ay Yidhaadeen waxaanu doonaynaa inaanu Russia ku biirno .

Doorashadan ayaa waxa ka Qayb Qaatay Dad Gaadhaya81,37% Dadka Dega Gobolkasi sida uu Sheegay Afhayeenka Gudida Doorashooyinka Gobolka CrimeaMikhail Malyshev.

Kumanaan Dadka Reer Crimea ah ayaa markii lagu Dhawaaqay Natiijada Codbixinta Aftida Aayaha Gobolka Crimea ee ku soo idlatay inay ku biiran Dhul waynaha Wadanka Russia isku soo baxayFagaaraha Caanka ah eeLenin Square ee Caasimada Gobolkasi Crimea eeSimferopol halkasoo ay ka dhigeen Dabaal dagyo Waawayn.

People wave Russian flag as they celebrate the announcement of preliminary results of today's referendum at Lenin Square in the Crimean capital of Simferopol March 16, 2014 (Reuters / Vasily Fedosenko)

People sing the Russian national anthem as they celebrate in Simferopol's Lenin Square on March 16, 2014 after exit polls showed that about 95.5 percent of voters in Ukraine's Crimea region supported union with Russia (AFP Photo / Dimitar Dilkoff)

Crimean Prime Minister Sergey Aksyonov (C) stands on a stage as preliminary results of today's referendum are announced on Lenin Square in the Crimean capital of Simferopol March 16, 2014 (Reuters / Thomas Peter)

A woman is reflected in a mirror as she casts her ballot during voting in a referendum at a polling station in Simferopol March 16, 2014.(Reuters / Thomas Peter)

People wrapped with Russian flags watch fireworks during celebrations after the preliminary results of today's referendum are announced on Lenin Square in the Crimean capital of Simferopol March 16, 2014 (Reuters / Thomas Peter)






Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com