Daawo Sawiradii Dabaal Dagii Real Madrid Kadib Ku Guuleysigii Koobka Kooxaha Aduunka

0
Sunday December 21, 2014 - 11:48:31 in by salman abdi
  • Visits: 1268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiradii Dabaal Dagii Real Madrid Kadib Ku Guuleysigii Koobka Kooxaha Aduunka

    Real Madrid ayaa si rasmi ah loogu caleemo saaray inay tahay naadiga aduunka ugu wanaagsan kadib markii ay 2-0 koobka naadiyada aduunka kaga qaaday kooxda San Lorenzo. Macalin Carlo Ancelotti iyo kooxdiisa Madrid waxaa u suura gashay inay guuleestaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real Madrid ayaa si rasmi ah loogu caleemo saaray inay tahay naadiga aduunka ugu wanaagsan kadib markii ay 2-0 koobka naadiyada aduunka kaga qaaday kooxda San Lorenzo. Macalin Carlo Ancelotti iyo kooxdiisa Madrid waxaa u suura gashay inay guuleestaan kulankoodii 22-aad oo xariir ah, waxayna gaareen hadafkii ay u tageen dalka Morocco kaasi oo ahaa inay ku guuleestaan FIFA Club World Cup. Hadaba Daawo Sawiradii Laga Qabtay Dabaal Dagii Real Madrid Kadib Markii ay ku guuleysteen Koobka Kooxaha Aduunka.




2431B80500000578-2882085-image-a-2_14191137057632431B92900000578-2882085-image-m-5_14191137408382431BCD900000578-2882085-image-a-8_14191142792532431CD0900000578-2882085-image-a-27_141911533646124316D6E00000578-0-image-a-4_141910749509624317E4100000578-0-image-a-18_141910759985724318EE900000578-2882085-image-a-42_1419109567643243165AA00000578-0-image-a-3_1419107489809243189AC00000578-2882085-image-a-31_14191086945942431771B00000578-0-image-a-13_14191075842602431895D00000578-2882085-image-a-39_1419108740706

contact@afkashacabka.com