SHIRWEYNIHII XISBIGA KULMIYE OO LAGA YAABO INU MAR KALE DIB U DHACO IYO SOCDAALKA MADAXWEYNAHA EE GOBOLADA DALKA OO DIB U DHIGAYA

0
Monday March 17, 2014 - 12:59:48 in by Super Admin
  • Visits: 727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHIRWEYNIHII XISBIGA KULMIYE OO LAGA YAABO INU MAR KALE DIB U DHACO IYO SOCDAALKA MADAXWEYNAHA EE GOBOLADA DALKA OO DIB U DHIGAYA

    Xisbiga Kulmiye Ayaa Dib U Dhigaya Shirweynihiisa Maalmo Kooban Iyadoo Lagu Beegi Doono Soo Noqoshada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisa Oo Qabsoomida Shirka Aan Looga Maarmayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye Ayaa Dib U Dhigaya Shirweynihiisa Maalmo Kooban Iyadoo Lagu Beegi Doono Soo Noqoshada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisa Oo Qabsoomida Shirka Aan Looga Maarmayn.

Xisbiga Kulmiye Ayaa Dib U Dhigaya Shirweynihiisa Maalmo Kooban Iyadoo Lagu Beegi Doono Soo Noqoshada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisa Oo Qabsoomida Shirka Aan Looga Maarmayn.

Illaa Hada Xisbiga Kulmiye Sooma Saarin Wakhtiga Uu Dib U Dhigayo Shirka Hase Yeeshee Waxa La Hadal Hayaa Muddo Toddobaad Ah In Uu Dib U Dhici Doono, Iyadoo Isla Markaana Mudadaas Ergooyinka Shirweynuhu Ku Soo Xeroon Doonaan Caasimadda.

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa Dhawrkii Jeer Ee Hore Ee Shirweynuhu Dib U Dhacay Ku Cel Celiyey In Ay Sabab U Ahaayeen Safaradii Madaxweyne Siilaanyo ee Dalka Dibadiisa Ugu Baxay, Isagoo Ku Af-Gobaadsaday In Aan Madaxweynaha Oo Mus-Danbeedka Xisbiga Ah Looga Maarmayn Qabsoomida Shirka.

U Diyaar Garawga Shirweynaha Ayaa Meel Dhexe Maraya, Waxaana Wali Lagu Hawlan Yahay Sidii Ergooyinka Iyo Xubnaha Guddida Fulinta Loo Magacaabi Lahaa, Waxaana Taas Bar Bar Socota Qaban Qaabada Kale Ee Shirka.

Illaa 941 Sagaal Boqol, Kow Iyo Afartan Xubnood Ayaa Lagu Wadaa In Ay Ka Soo Xaadiri Doonaan Shirweynaha Xisbiga Kaasoo Ka Dhici Doona Hotelka Maansoor.

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Masuuliyiin Badan Oo Xisbiga Ah Ayaa Ku Hira Socdaal Ay Ku Marayaan Goboladda Dalka, Waxaana Mudada Ay Maqan Yihiin Xisbigu Ka Sii Faa’iidaysan Doonaa Qabyo Tirka Hawlaha Xisbiga.



Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com