
Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Ku Soo Laabtay Magaalada Jigjiga Iyo Ujeedadda Socdaal Uu Gobalada Ku Soo Maray
Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafi uu hor kacayay oo ku gudo jiray Todobaadkan-ba socdaal hawleed oo ay ku kormeerayeen hawlaha horimarineed ee ka soda Gobalada dawlad deegaanka qaarkood ayaa dib ugu soo laabtay xarunta magaalada Jigjiga.
Waftigan Madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen madax sarsare oo ka tirsan dawlad deegaanka ayaa soo kormeeray mashaariicda ka qabsoomay iyo kuwa hada qorshaha ku jira ee ka jira deegaano badan oo ay soo mareen, iyaga oo halkaa kulano kula yeeshay Madax-dhaqameedyada, Salaadiinta iyo wax-garadka ku dhaqan dhammaan degmooyinka iyo gobalada ay soo mareen, isaga oo Madaxweynuhu xadhiga ka soo jaray mashaariic badan oo dhammaaday iyo kuwo cusub oo uu dhagax dhigay, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen mashruuca biyo galinta iyo horumarinta dhul-daaqsimeedka Birqod-Gunagado-MarsinGaashaamo-Danood oo hada si toos ah loo bilaabay kaasoo dhulka ciid ah horumar dhanka biyaha ah ka gaysan doona.
Contact@afkashacabka.com
Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Ku Soo Laabtay Magaalada Jigjiga Iyo Ujeedadda Socdaal Uu Gobalada Ku Soo Maray
Waftigan Madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen madax sarsare oo ka tirsan dawlad deegaanka ayaa soo kormeeray mashaariicda ka qabsoomay