
War Deg Deg ah: Madaxweyne siilaanyo oo soo dhoweyn diiran kala kulmay Reer Ceel afweyn iyo madaxweynaha oo lagu wado inu caawa ku soo hoydo Caynaba
War Deg Deg ah: Madaxweyne siilaanyo oo soo dhoweyn diiran kala kulmay Reer Ceel afweyn iyo madaxweynaha oo lagu wado inu caawa ku soo hoydo Caynaba
Madaxweynah JSL ayaa saaka ka soo jarmaaday xarunta Gobolka Sanaag ee ceerigaabo, waxana deegaamo badan oo uu soo maray kala kulmay soo dhoweyn baaxad leh, waxana socdaalka uu madaxweynuhu ku marayo ceel afweyn ka mid yahay socdaalkiisa uu ku marayo xeebaha iyo guud ahaanba gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland.
Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inu cawa ku hoydo xarunta gobolka saraar ee caynaba halka warar kalena sheegayaan inu ku soo hoyan doono Burco, waxana madaxweynuhu socdaalkiisan ku mari doona gobolada bariga gaar ahaan gobolka sool oo xoog looga diyaar garoobayo soo dhoweyntiisa.
Afkashacabka.com
Ceerigaabo /Office
Contact@afkashacabka.com
War Deg Deg ah: Madaxweyne siilaanyo oo soo dhoweyn diiran kala kulmay Reer Ceel afweyn iyo madaxweynaha oo lagu wado inu caawa ku soo hoydo Caynaba
Madaxweynah JSL ayaa saaka ka soo jarmaaday xarunta Gobolka Sanaag ee ceerigaabo, waxana deegaamo badan oo uu soo maray kala kulmay soo dhoweyn baaxad leh, waxana socdaalka uu madaxweynuhu ku marayo ceel afweyn ka mid yahay