Munasibad Baladhan oo Lagu Soo Dhawaynay Tagarayaal Ku Soo Biray Xisbiga Mucaradka ee Ucid Oo Lagu Qabtay Hotel Cigaal Ee Magalada Burco +Sawiro

0
Tuesday December 30, 2014 - 16:54:14 in by Burco Office
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munasibad Baladhan oo Lagu Soo Dhawaynay Tagarayaal Ku Soo Biray Xisbiga Mucaradka ee Ucid Oo Lagu Qabtay Hotel Cigaal Ee Magalada Burco +Sawiro

    Munasibadini ayaa waxa Kasoo Qayb Galay Gudomiyiha Xisbiga Mucaradka ee Ucid Eng Faysal Cali Warabe .Gudomiyaha Saddaxad ee Xisiga Ucid Mujahid Cali Guray Madaxa Xidhidhka Gobolada ee Xisbiga Ucid C/qani Ibraahin Salaf Masulinta Heer Goboe lee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munasibadini ayaa waxa Kasoo Qayb Galay Gudomiyiha Xisbiga Mucaradka ee Ucid Eng Faysal Cali Warabe .Gudomiyaha Saddaxad ee Xisiga Ucid Mujahid Cali Guray Madaxa Xidhidhka Gobolada ee Xisbiga Ucid C/qani Ibraahin Salaf Masulinta Heer Goboe lee Xibiga Ucid ,Cuqaal, Waxgarad .Dhalinyaro ,Haween iyo Marti Sharaf Kale


 

Waxana Ugu Horaynba Munasibadani Furay Gudomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Ucid Aadan Xuseen Maxmed ,Gudomiye Ku Xigeenka Garabka Haweenka ee Gobolka Togdheer  Marwo Deeqa Gudomiye ku Xigeenka Qabanqabaa Mukhtaar Maxmed Cismaan Maxme Cise Oo Kamia Masuliyinta Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer Oo Si Iskumida Usoo Dhawayay Tageerayashan Ku Soo Biiray Xisbiga Ucid Waxayna  U Mahad celiyeen  Tageerayashan Ku Soo Biray Wacayna Si isku Mida Masuliyantani Ucadayeen  Inay Ka  Go,antahay Inay Tageerayashan La Garab Istaagan Hiil iyo Hoba Waxana Haaladodina Ka Mida ahaa Sida Tan”

 

Waxa Iayaguna Munasibadani Ka Hadlay Cuqaal ,Aqoonyahano  iyo Dad Tiro Badan  waxayna Si Isku Mida Usoo Dhawayeen  Waftigan U Hogamiyo Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Wrabe oo Ka gicitmay Casamada  Somaliland ee Hargaysa iyo Tagerayasha Ku Soo Biiray Xisbaga waxa Kale Oo Dardaaran Ujeediyeen Masuliynta Xisbga iyo Tageerayasha ku Soo Biiray Xisbiga Ucid waxayna kula Dardarmeen Inay Ilashadaan Hohaankoda iiyo Xisbigadaba

 

Waxana Gabagabadi Ka Hadlay Munasibadani Gudomiya Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe iyo Gudomiye Ku Xigeenka Saddaxad ee Xisbiga Mujahid Cali Guray oo Si isku Mida Usoo Dhawaynayaan Tagarayashan Tirada Badan ee Ku Soo Biiray Xisbiga waxa Kale Oo  Amaan Magalada Burco Kuna Sheegan In Ay Burco Tahay Xarada Somaliland Waxa Kale oo ay Sheegan Masuliyintani In Ay Usafri Donaan Deeganada iyo Gobolada Bariga Somalialand



Cabdirisaaq cabdilaahi aaadn (koronto)

Afkashacbka.com

Burco/Office

contact@afkasacabka.com