Suuqa Kala Iibsiga: Xidigaha La Filayo Iney Kooxahooda Ka Huleelaan Bisha January

0
Wednesday December 31, 2014 - 12:47:12 in by Burco Office
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kala Iibsiga: Xidigaha La Filayo Iney Kooxahooda Ka Huleelaan Bisha January

    Maalinta berito ah waxaa si rasmi ah u furmi doono suuqa Yurub, sidaa darteed kooxaha ugu caansan Yurub waxay sameyn doonaan saxiixyo muhiim ah oo ay awoodooda ku xoojin doonaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalinta berito ah waxaa si rasmi ah u furmi doono suuqa Yurub, sidaa darteed kooxaha ugu caansan Yurub waxay sameyn doonaan saxiixyo muhiim ah oo ay awoodooda ku xoojin doonaan.


Hadaba waxa shaaca laga qaaday 14-saxiix oo ah u badan tahay inay hirgalaan inta lagu guda jiro bisha Janaayo waxayna saxiixyadaas noqon doonaan kuwo muhiim ah hadiiba ay hirgalaan.

Fadlan hoos kaga bogo saxiixyada afka lagu haayo inay dhici karaan maal maha nagu soo fool leh ama ilaa dhamaadka bisha Janaayo:

14) Mario Mandzukic (Atletico Madrid to Manchester City)

13) Lukas Podolski (Arsenal to Inter Milan)

12) Winston Reid (West Ham United to Arsenal)

11) Sami Khedira (Real Madrid to Bayern Munich)

10) Fabian Delph (Aston Villa to Liverpool)

9) Andrej Kramaric (HNK to Chelsea)

8) William Carvalho (Sporting Lisbon to Arsenal)

7) Miranda (Atletico Madrid to Manchester United)

6) Raphael Varane (Real Madrid to Chelsea)

5) Lucas Silva (Cruzeiro to Real Madrid)

4) Saido Berahino (West Bromwich Albion to Liverpool)

3) Kevin De Bruyne (Wolfsburg to Manchester City)

2) Kevin Strootman (AS Roma to Manchester United)

1) Petr Cech (Chelsea to AS Roma)

  contact@afkashacabka.com