Daawo: Somaliland Oo markii u horeysay Lagu Qabtay Kulan Lagaga Tashanayo Siyaasadda horumarinta Lammaanaha Dalka

0
Thursday January 01, 2015 - 09:50:02 in by Super Admin
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Somaliland Oo markii u horeysay Lagu Qabtay Kulan Lagaga Tashanayo Siyaasadda horumarinta Lammaanaha Dalka

    Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee JSL ayaa maanta furtay kulan balaadhan oo lagaga tashanayo siyaasadda horumarinta lammaanaha ee mudada shanta sanadood ah ee soo socota, kulankaas oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha arimaha Bulshada, Agaasima

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee JSL ayaa maanta furtay kulan balaadhan oo lagaga tashanayo siyaasadda horumarinta lammaanaha ee mudada shanta sanadood ah ee soo socota, kulankaas oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha arimaha Bulshada, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlada iyo xubno ka tirsan Golaha wasiirada Somaliland Contact@afkashacabka.com