Sanad Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Afkashacabka.com

0
Thursday January 01, 2015 - 17:14:08 in by Burco Office
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sanad Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Afkashacabka.com

    Guud ahaan Shaqaalaha iyo masuuliyiinta shabakada caalamiga ah afkashacabka.com waxay hambalyo Ballaadhan U Diraayaan akhristayaashooda kala jooga daafaha dunida soo dhaweeynta sannadka cusub ee 2015ka dhinacakale waxa shabakadu bilaabaysaa warkii i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guud ahaan Shaqaalaha iyo masuuliyiinta shabakada caalamiga ah afkashacabka.com waxay hambalyo Ballaadhan U Diraayaan akhristayaashooda kala jooga daafaha dunida soo dhaweeynta sannadka cusub ee 2015ka dhinacakale waxa shabakadu bilaabaysaa warkii idaacad habeen walba si toos ayaa u dhageysna doontaan warka caalamka iyo gayiga somalidaba, waxana idin soo tabin Doona Barnaamijyo Tayo leh oo Maqal iyo Muuqaal Leh, Ku xidhnow Afkashacabka.com oo wax badan kaga Duwanaan doonta warbaahinta kale ee soomalida contact@afkashacabka.com