Xogyihii Degmada Burco Ee Xisbiga Ucid Oo Is Casilay
Xog-hayihii Degmada Burco Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Maxmed Aadan ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
Qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyay afkashacabka xafiiskeeda Burco ayaa waxa uu ku sheegay in uu xilkaasi iska casilay, waxaanu yidhi "
Waxa Manta Laga Bilaabo Iska Casilay Xilki Aan Uhayay Xisbiga Ucid Oo Ahaa Xoghaye Ee Degmada Ucid Waxana Sabab U Ah In Aan Iskaga Tago Xisbiga Hogaanka Gobolku Waa Mid Fadhiida"
Sidoo kale waxa uu dhaliilo u soo jeediyay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare, waxaanu yidhi "" Waxa Manta Nasiib Daro Ah In Ay Wasaradi Ama
Masabkii Waxbarasho Loo Isticmaali Qabiil Iyo Siyaasad Wax Wax Laga Xumaado Ah In La Niyad Jabiyo Arday Dadaal Dheer Uu Galay In Helo Fursad Jamacaded Marka Waxa Aan Leeyahay Masuliyinta Wasarada Waxbarashada Manta Hadi Aad Saa Udhaqantaan Sow Ardaydu Tahrabimayaan Arinkan Aad Smayseena Waxa Ay Galafanayasa Nafo Dhan Oo Dhalinyaro Ah Waxa Aan Baaq Udirayaa Madaxwaynaha Somaliland Waxa Aan Leeyahay War Wax Laga Qabto Masuliyintan Is Xulafaysatay Ee Udashatay Dalka In Laga Qabto "
contact@afkashacbka.com
Masabkii Waxbarasho Loo Isticmaali Qabiil Iyo Siyaasad Wax Wax Laga Xumaado Ah In La Niyad Jabiyo Arday Dadaal Dheer Uu Galay In Helo Fursad Jamacaded Marka Waxa Aan Leeyahay Masuliyinta Wasarada Waxbarashada Manta Hadi Aad Saa Udhaqantaan Sow Ardaydu Tahrabimayaan Arinkan Aad Smayseena Waxa Ay Galafanayasa Nafo Dhan Oo Dhalinyaro Ah Waxa Aan Baaq Udirayaa Madaxwaynaha Somaliland Waxa Aan Leeyahay War Wax Laga Qabto Masuliyintan Is Xulafaysatay Ee Udashatay Dalka In Laga Qabto " - See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=146996#sthash.kmCP10uo.dpuf
Xog-hayihii Degmada Burco Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Maxmed Aadan ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
Qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyay Hadhwanaagnews, xafiiskeeda Burco ayaa waxa uu ku sheegay in uu xilkaasi iska casilay, waxaanu yidhi "
Waxa Manta Laga Bilaabo Iska Casilay Xilki Aan Uhayay Xisbiga Ucid Oo Ahaa Xoghaye Ee Degmada Ucid Waxana Sabab U Ah In Aan Iskaga Tago Xisbiga Hogaanka Gobolku Waa Mid Fadhiida”
Sidoo kale waxa uu dhaliilo u soo
jeediyay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare, waxaanu yidhi "”
Waxa Manta Nasiib Daro Ah In Ay Wasaradi Ama
Masabkii Waxbarasho Loo Isticmaali Qabiil Iyo Siyaasad Wax Wax Laga Xumaado Ah In La Niyad Jabiyo Arday Dadaal Dheer Uu Galay In Helo Fursad Jamacaded Marka Waxa Aan Leeyahay Masuliyinta Wasarada Waxbarashada Manta Hadi Aad Saa Udhaqantaan Sow Ardaydu Tahrabimayaan Arinkan Aad Smayseena Waxa Ay Galafanayasa Nafo Dhan Oo Dhalinyaro Ah Waxa Aan Baaq Udirayaa Madaxwaynaha Somaliland Waxa Aan Leeyahay War Wax Laga Qabto Masuliyintan Is Xulafaysatay Ee Udashatay Dalka In Laga Qabto " - See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=146996#sthash.kmCP10uo.dpuf
Xogyihii Degmada Burco Ee Xisbiga Ucid Oo Is Casilay
Xog-hayihii Degmada Burco Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Maxmed Aadan ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi. Qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyay afkashacabka xafiiskeeda Burco ayaa waxa uu ku sheegay in uu xilkaasi iska casilay, waxaanu yidhi