Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo markii u horeysay ka hadlay Arrinta Suldaan wabar, xaaladda xisbiga kulmiye iyo arrimo badan oo kale
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta Suldaan Wabar, Wuxuu sheegay in aan adduunka lagu arag Suldaan yidhaahda qori ayaan qadanaya mid nabad ka shaqeeya mooyiye, sidoo kale wuxuu si adag uga hadlay Madaxweyne Silaanyo, siyaasiyiinta ku loo lamaaya Xisbiga KULMIYE isaga dabadii, isagoo waano hoga tusalayn iyo tilmaamidba isu raaciyay.
Contact@afkashacabka.com
Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo markii u horeysay ka hadlay Arrinta Suldaan wabar, xaaladda xisbiga kulmiye iyo arrimo badan oo kale
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta Suldaan Wabar,