Gaalkacayo:Macalimiin Reer Kenya ah oo Qarax lagu Weeraray iyo Dad ku Dhintay Qaraxaas

0
Saturday January 03, 2015 - 16:00:18 in by salman abdi
  • Visits: 588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaalkacayo:Macalimiin Reer Kenya ah oo Qarax lagu Weeraray iyo Dad ku Dhintay Qaraxaas

    Hal qof ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen qarax lala eegtay macalimiin waxka dhigi jiray Dugsiga Sare ee Yamays ee Magaalada Gaalkacyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hal qof ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen qarax lala eegtay macalimiin waxka dhigi jiray Dugsiga Sare ee Yamays ee Magaalada Gaalkacyo


Qaraxa ayaa lagu aasay afaafka hore ee Dugsiga waxaana uu ku qarxay baabuur ay saarnaayeen macalimiin u dhashay dalka Kenya oo iskuulka waxka dhigi jiray.

 


 

Qofka dhintay ayaa lagu sheegay in uu ka mid ahaa ilaalada macalimiinta, Halka shanta dhaawacmay labo ka mid ah ay yihiin Macalimiinta Dugsigaasi oo Magaciisu yahay Yameys.

Maamulka Gobolka oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dadaal ugu jiraan sidii loo soo qaban lahaa ciddii ka dambaysay qaraxan lala eegtay macalimiinta iyo ilaaladiisa.

Dugsiga Yameys ee magaalada Gaalkacyo waxaa intii uu jiray macalimiin ka ahaa macalimiin u dhashay dalka Kenya, lamana oga sababta qaraxan looga eegtay iyo cida ka dambaysay.



Contact@afkashacabka.com