Layaabka maanta Gabar ka lugeysay shil diyaaradeed

0
Sunday January 04, 2015 - 20:15:54 in by Burco Office
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Layaabka maanta Gabar ka lugeysay shil diyaaradeed

    Booliska Mareykanka ayaa sheegaya in gabar yar oo ka bad baadiyay shil diyaaradeed, hadda laga saaray cisbitaal ay ku sugneyd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Mareykanka ayaa sheegaya in gabar yar oo ka bad baadiyay shil diyaaradeed, hadda laga saaray cisbitaal ay ku sugneyd.


Gabadha oo 7 sano jir ah ayaa kasoo lugeysay halka ay qoyskeeda diyaaradda kula dhacday, iyada oo soo socotay masaafo ka badan hal kilo mitir, si ay caawimaad u raadsato.

Shilka ayaa ka dhacay meel keyn ak oo ku taalla gobolka Kentucky.

Gabadha ayaa timid guri halkaa ka dhowaa, waxaana dadkii joogay ay u sheegtay in qoyskeedii uu ku dhintay shilka diyaaradda.

Kooxaha samata bixinta ayaa markii dambe deegaankaasi ka helay meydadka waalidka gabadha, gabar la dhalatay iyo qof ehelkooda ah.

Diyaaradda qoyska siday ayaa burburtay kaddib markii ay hawada xumaatay.

contact@afkashacbka.com