Waa Kuwee Xidigaha ka maqnaa doona Premiership-ka England Ee U Socdo Tartanka Qaramada Afrika?

0
Monday January 05, 2015 - 11:11:21 in by Burco Office
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee Xidigaha ka maqnaa doona Premiership-ka England Ee U Socdo Tartanka Qaramada Afrika?

    17-ka bishan waxaa si rasmi ah dalka Equatorial Guinea uga bilaaban doono tartanka qaramada Afrika (African Cup of Nations) balse kooxaha Premiership-ka England xidigo badan ayay weyn doonaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

17-ka bishan waxaa si rasmi ah dalka Equatorial Guinea uga bilaaban doono tartanka qaramada Afrika (African Cup of Nations) balse kooxaha Premiership-ka England xidigo badan ayay weyn doonaan.


Madaama tartanka Afrika ugu qiimaha badan ay ka qayb qaadan doonaan laacibiin badan oo xirfad ahaan ka xamaashaan Premiership-ka England.

Hadaba labada xul ee tartankan sida weyn loogu sadaalinaayo ayaa ah Ghana iyo Algeria waxaana Finalaha tartankan la cayaari doonaan 8-bisha Febraayo.

Hadaba waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay liiska xidigaha Premiership-ka England ka maqnaan doonaan inta uu socdo tartanka qaramada Afrika:

Crystal Palace: Yannick Bolasie- DR Congo

Everton: Christian Atsu- Ghana

Hull City: Mohamed Diamé- Senegal

Leicester City: Riyad Mahrez; Algeria

Liverpool: Kolo Toure- Ivory Coast

Manchester City: Yaya Toure- Ivory Coast

Newcastle United: Mehdi Abeid- Algeria, Papiss Cissé- Senegal, Cheick Tiote- Ivory Coast

Southampton: Emmanuel Mayuka- Zambia, Sadio Mane- Senegal

Stoke City: Mame Biram Diouf- Senegal

Swansea City: Wilfried Bony- Ivory Coast

Tottenham: Nabil Bentaleb- Algeria

West Bromwich Albion: Youssouf Mulumbu

West Ham United: Cheikhou Kouyaté- Senegal, Diafra Sakho- Senegal





contact@afkashacabka.com