Waa qaybtii labaad ee maansadii Dhibkaa dhoofka (WQ) Sucaad Sh Ahmed

0
Tuesday January 06, 2015 - 08:14:10 in by salman abdi
  • Visits: 1574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa qaybtii labaad ee maansadii Dhibkaa dhoofka (WQ) Sucaad Sh Ahmed

    Dhaqamadaa shisheeeye suulaye in lay soo dhoob dhoobay Dhabbaladkiyo dhulkagiyoo dhaqan aan sal guurinbaa jiree

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaqamadaa shisheeeye suulaye in lay soo dhoob dhoobay Dhabbaladkiyo dhulkagiyoo dhaqan aan sal guurinbaa jiree


Dhabkaa hadalkiyo dhabcaal may may heshiiyeen
Dhaqaan iyo asluub iyo calankaa siraatiyo ankuu

Dhadane sareyaba jira samalilnad siradkeedaa jira an ku
Dhaadano manfac iyo aqoonloo nabddaa laga bartaa jiree
Dhoof aadna anaa miyuu igalay intaan dhib uu baxaye
Dhoof iyo dhulshisheeye wadiga door bidaye darbiyada wata laga dayaye
Dhalankii waakaa iga suulaye lambar anaan iyo wadiga wada buufis
Dhacan sare iyo wadiga sancan wataa laguu dhigaye
Dhaqankii wadigaa laaga tiraye aqoona hadalkeedbaa daa
Dhalankii wadataa laguu su ‘alaye arin iyo wadigaa gacan galaye

Dhaqan aan dhoofin wadiga lamagac baxaye buufiyo iyo warki daa
Dhaqan adoo an ka suuline sumadna adoo ka ah Somalilalnd wata laga tiraye
Dhibkaa qurba wadiaga uu gacane galaye allaah satire gacan tiisu rayasa haynaga salamad yeelee

Dhacan iyo sitar iyo malagu afsaraye meeraha adoon italiyo awood malagu adkaystay.
Dhib iyo markad dhaftay badaha miya laguu adoonsadaye ubadkii miyaa lagugu diray
Dhabcaal iyo miyaa laguu dhaqane doorsheey
Dhacan wayntaa laaguu saraye miyaa lagu yidhi haweenka sareyee
Dhalaan miya laga suulay tii allaah miyaa laga saraye
Dhacadabaa wata danbayse miyaa qayskii loo soo galaye
Dhaqankeenniii meeee waara maayaa las badalaye
Dhaqan dhoofay malaguu badaye
Dhulkeeniii hooyiyo maya laga tuuraye heensaha
Dhacdaba mayay ta kale ka darnade
Dhacantaa saraase miyaa laguuu jiraa intaan ana dagaal miyaan galaye
Dhaqan keenaa dhoowro miyaad ubadki miya laguu raciyaye
Dhacdaaba wata kaleetee miyaa dhacamoo laguu saraye
Dhaldhaal aduun miyaa laguu bidhaan shaye ehelkii miyaa laysku diraye
Dhabcaal kiyaa lay ii tuuray allaah cadilee dhibkaa ka naga qaaade walalaha is doortaye
Dheeman dhulkaygiiyoow adaan kuu bartaa dhin aan lahaynee Somaliland nimo
Dhacadaaa ii heshee ifisay xumaha dhan xumo iyo warkeedii
dhac iyo boob miyaa lasuu qaadaye were in laynoo dhul jifeeyo iyana
Dhankaa miyay kaa dheertahaye
Dhulkaygoow adaan kuu dhimanaya dhalkayga anoon aan ka tagayne
Dhib mayaan uu halasi ahay
Dhacama tuurka dalakygoow adan kugu dhataa
Dhimanayaa Somaliland siratkiyo dhaqan nolol macaney
Dhuma wada laguu waydaartay qaran kala danbeeyo magaciisu sareeyo samaliland tahay dadka umadiisa waleeyoo laguu
Dheemaankaa dhulkeenaa buuxa isir iyo abaan uu leeyahaye in aan qaranimo kuu Dhatee intaan qaranimada habaynlaa miyan xeeraka waydaartaye intaan hantiyelan lahaye hormoodka .intaan dalkayga ka nonon laha miyan xeeroka waydartay

Dhulayga noqon lahaa miyaane ilduuf hami aan ahayn keenii aan ku hiyikacaye intaan Dhisan laha qaranimo aan kuu aanku dhaato hida
Dhoowr oo noqoto samaliland abid ………


lasoco qaybta danbe………….

WQ: Sucaad Sh Ahmed

Email :  sucaads29@gmail.com
Phone : 0634402931