Shaqiri Oo Ogolaaday Dalabka Inter Milan Iyo Liverpool Oo Aan Wali Ka Quusan.

0
Wednesday January 07, 2015 - 04:08:52 in by Burco Office
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqiri Oo Ogolaaday Dalabka Inter Milan Iyo Liverpool Oo Aan Wali Ka Quusan.

    Warar goor dhaw ay shaacisay Sky Italia ayaa sheegaya inXherdan Shaqiri uu aqbalay dalabka Inter Milan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar goor dhaw ay shaacisay Sky Italia ayaa sheegaya inXherdan Shaqiri uu aqbalay dalabka Inter Milan.


Fabrizio Romano ayaa sheegaya in laacibka garabka uga ciyaara Bayern Munich ee Xherdan Shaqiri uu aqbalay dalab uga yimid kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga.

Wariyahaan ayaa intaa ku daray in mamaulaha guud ee Inter Milan uu bari u duuli doono Munich si uu u soo dhamaystiro heshiiska 23 jirkaan.

Dhanka kale wariyahaan ayaa intaa sii raaciyay in kooxda Liverpool ee dalka ingiriiska aysan wali ka quusan saxiixaXherdan Shaqiri.

contact@afkashacbka.com