Hambalyo Meherka Macalin Axmed Cabdiraxmaan Iyo Nimco Maxamed Ibrahim

0
Wednesday January 07, 2015 - 07:42:23 in by salman abdi
  • Visits: 1605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meherka Macalin Axmed Cabdiraxmaan Iyo Nimco Maxamed Ibrahim

    Hambalyo Hambalyo Kun Jeer Hambalyo Waxan Halkan Hambalyo Qaali ah Oo Aan La Soo Koobikarin Ka Diraaya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Hambalyo Kun Jeer Hambalyo Waxan Halkan Hambalyo Qaali ah Oo Aan La Soo Koobikarin Ka Diraaya,

 Suxufiyiinta Kala Ah Xabiib Cige, Mustafe Cismaan, Cabdimalig, Cali Daahir, Maxamed Moto, Shaafici Maxamed Ibrahim, Siciid Dalmar, Wariye Khadar, Iyo Dhamaaba Suxufiyiinta Ka Hawlgala Gobolka Togdheer, Waxay Hambalyo Aan La Soo Koobi Karin Udirayaan , Macalinka Turjumaanka ISkuulka Dhegoolayaasha Ee Abdo Ayir Deaf School Waa

Macalin:Axmed Cabdiraxmaan Ismacil

Iyo

Marwo: Nimco Maxamed Ibraahimham

Oo Maanta oo Salaasa Ah Bishuna Tahay 6/1/2015 uu Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Barwaaqo Ee Magaalada Berbera, Waxaanay Leeyihii Dhamaan Dadkaasi Noqda Qoyskii Islaamee Isku Waara, Ubad Khayr Qaba Alle Siiyo,

Nabad Iyo Caano, Wiil Iyo Caano, Gabadh Iyo Caano, Guurkiinana Ku Gaadha Bash Bash Iyo Barwaaqo Aamiin, Aamiin, Aamiin.