Muarashaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Ali Husein ayaa Dhambaal Tacsi ah U direy Qoyskii , u ka geeriyooday Marxuum Cabdi Maxmed Cigaal (Cabdi Hadoodil)

0
Thursday March 20, 2014 - 16:53:29 in by Super Admin
  • Visits: 897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muarashaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Ali Husein ayaa Dhambaal Tacsi ah U direy Qoyskii , u ka geeriyooday Marxuum Cabdi Maxmed Cigaal (Cabdi Hadoodil)

    oo saaka ku geeriyooday Shil Gaadhi,kana mid ahaa cuqashi weftiga madaxweynaha ka sii raacay magaalada Sheekh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

oo saaka ku geeriyooday Shil Gaadhi,kana mid ahaa cuqashi weftiga madaxweynaha ka sii raacay magaalada Sheekh.

Muarashaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Ali Husein ayaa Dhambaal Tacsi ah U direy Qoyskii , Qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdi Maxmed Cigaal (Cabdi Hadoodil) oo saaka ku geeriyooday Shil Gaadhi,kana mid ahaa cuqashi weftiga madaxweynaha ka sii raacay magaalada Sheekh.


Qoraal kooban oo aqoonyahan jamal ali husein soo dhigay barta uu ku leeyahay facebook ayuu ku yidhi sidan "Anigoo ku hadlaya magacayga Jamaal Cali Xuseen ahaan iyo ka qoyskaygaba waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoyskii, qaraabaddii iyo ehelkii Caaqil Cabdi Hadoodil oo ku geeriyooday shil baabuur. Waxaan leeyahay Ilaahay haw naxariisto marxuumka, idinkana samir iyo iimaan haydkina siiyo. Geeriddu waa xaq oo wa la kala danbeeyaa uune. ayu yidhi aqoonyahan jamal ali husein...


INAALILAAHI WAA INAA ILEYHIRAAJICUUN





Contact@afkashacabka.com