Dhalinyaradddu Way Hurudaaye Waa inay Toostaa,Tooshna Tiigsataa,Taladana TaabataaTacabna Tiirisaaa WQ: Mukhtar Nadaara

0
Sunday January 11, 2015 - 17:13:39 in by salman abdi
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaradddu Way Hurudaaye Waa inay Toostaa,Tooshna Tiigsataa,Taladana TaabataaTacabna Tiirisaaa WQ: Mukhtar Nadaara

    Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,

waxa Akhriyikarneen,Marlabaadkana waxaa ,Aaman ,Mudan Akhristayaasha ,Gaar ahaan Kuwa Qaderiya ,Maamusa,Ildheer ule Qaraaladaydan Taxanahaa.

Intaa kadib waxaan Walaalyaal ,Hore uga soo hdalnay Qaybtii 1aad: laakiin Qaab Qoraalada ,kale ka yar duwan ayaan ,u soo bandhigaynaa,waxaan samaynaynaa Qaybta marka aynu Qodobada sheegno Ayaaynu hadana sharaxaynaa,si ay dadku u fahmaan ,waayo ,Dadku isku fahan ,iyo isku waxa Garasho ,midna ,maaha ,markaa inaguna ,dadka ayaaynu ,la jaanqaadaynaa ,Jiil-walba,Da’kasta ,iyo ,Garaadkastaba ,Yaanaan ku dheeraan Ee manta Qodobadan ,Sharaxayaa,Berina ,iinsha aallah ,Qaybtii Labaad oo xiiso badan Aayaan idin soo Gudbinayaa ,Ee Fadlan Idinkuna ,wixii Qalaldaada ,Wixii ,Talaa ,Wixii Turxaana ,waan idinka sugaaya .

Ogaysiis:Waxaa Jira Buug gaara oo aan ku kala qiimeeyo ,dhaawaana ,aan soo bandhigidoona ,Dadka Maqaalayada ka soo hadla,xataa Ka Caanaan ,Tusha ,iga saara ? waayo? Ilaahay Khayr ha siiyo Qof waxaan ku Qaldamay iisheega ,Qofka Tala isiiyana ,waabuu sii laba laabanyahay waxaanad IIgu soo sheegi ,kartaa Mobilka ,Gacanta 0634431347 ama Email:Mukhtaar_1991@hotmail.com.... waxaanad iga helidoontaa maqaalkasta ,jwb munaasiba ,oo Waa Faqsan ,Diinteena ,Dhaqankeena ,INSHA AALAH.

Intaa ka dib manta waxaan is dul taagi doonaa qodobkaa aan xaga hore ku soo xusay wixii aalle iga garansiiyo iinsha allah idinkuna waad iigu daridoontaan wixii aan ilaaway aniga iyo bulshadaba iinsha allah ,aan u gudbee waxaynu manka ku haynaa in aduunka qaran walba ku dhisan yahay,dhalinyaradda Dhalinyaraduna ay Muhiim u tahay Kala socodka Hawlaha Qaran walba taas ayaa Muhiima Taas ayaa ay tahay inay dhalinyaradu ahantaa , inay meelaysaa inaymaanka gashadaan inay damiir ahaan u fahmaan iinsha ,aallah.

Markaa aan Qodobkan dib idinku yara celiyee waxaan aad il dheer ugu hayaa bal sida uu yahay Fekerka dhalinayardda manta joogta kolay ma wadda odhankaro way wadda xunyihiin laakiin waxaan aad ula yaabay dhaliinyardda,Qaar ayaad la yaabaysaa siday u fekerayaan siday u hadlayaaan ,siday u fekerayaan ,markaas xaalku waxaan ogsoonahay haddii dhalinayarada fekerkoodu xumaado in aanu wadankaasi Horumar samaynayn ,in aan Guul la gaadhayn ,in Aaanu Qarankaasi dhisnaanayn.

Xaalka Oo Halkaa Marayaa: waxaan dhalinayaradda kula talinlahaa inay Hagaajiyaaan Hab Fekerkooda siLoo Gaadho Guul waarta Iinsha allah.

Runtii waxaan Aaad u fadhiistay Goobahaa Fadhi ku Dirirka waxaanan ku arkay waxyaalo aad aad ula yaabayso oo aad is odhanayso ma sidan ay dhalintu ku doonayaaan Guul waarta.




Lasoco Qaybta labaad oo Faah –Faahsan iinsha allah.



Prepared:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

Burao/SomalilandMobil:0634431347

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com