Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Weerar Toos ah ku Qaaday Dadka Siyaasadeeyey Arrinta Suldaan Wabar, kuna Baaqay in Gacan Bir ah lagu qabto Somaliland Qaranimadeda ka hor yimaada

0
Wednesday January 14, 2015 - 08:02:25 in by salman abdi
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Weerar Toos ah ku Qaaday Dadka Siyaasadeeyey Arrinta Suldaan Wabar, kuna Baaqay in Gacan Bir ah lagu qabto Somaliland Qaranimadeda ka hor yimaada

    Guddomiye Faysal Cali Warabe Waxa kale oo uu ku Baaqay in la joojiyo Wadahadalada Turkiga ku dhex mari doona Somaliland iyo Somalia, Waxanu Su'aal Geliyey Halka Waddanka Turkigu ka socdo ama ka tirsanyahay isago Xusay inaanu ka mid ahayn waddama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiye Faysal Cali Warabe Waxa kale oo uu ku Baaqay in la joojiyo Wadahadalada Turkiga ku dhex mari doona Somaliland iyo Somalia, Waxanu Su'aal Geliyey Halka Waddanka Turkigu ka socdo ama ka tirsanyahay isago Xusay inaanu ka mid ahayn waddamada , Africa Union, Arab Leageu, iyo Europian Union. Waxa uu Faysal Ali waraabe soo Dhoweeyey in wada hadalada Lagu Celiyo Djibouti iyo Ingiriiska, waxanu Tilmaamay in Turkigu Deeqaha ugu Badan siiyo Somalia,

"horta Turkigu Xagguu ka socdaa Africa Union kuma jiro, Arab Leuge kuma jiro, Europian Union kuma jiraan, Xagay ka socdaan, Xamar 360 Milyan oo Dollar bu geliyey 1500 Scholar Ship na wu siyey anagana 4 Umbalance bu ino kenay, Ma 4taasu Doonaya inu innagu dhex dhexadiyo" ayu yidhi
 

Contact@afkashacabka.com