puntland oo Xukunno ku Riday Siyaasin Shir maamul loogu samaynayo kaga Qaybgalay Cadaado

0
Wednesday January 14, 2015 - 09:42:50 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    puntland oo Xukunno ku Riday Siyaasin Shir maamul loogu samaynayo kaga Qaybgalay Cadaado

    Maxkamad ku taalla magaalada Garoowe ayaa xukunno culus ku ridday 14 qof oo la sheegay inay ka qaybgalayan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad ku taalla magaalada Garoowe ayaa xukunno culus ku ridday 14 qof oo la sheegay inay ka qaybgalayan shirka ka dhacaya Cadaado oo maamul loogusamaynayoGobolladsa Dhexe. Maxkamadda ayaa dadku ku eedeeysay "qaran-dumisnimo”

Saddex ka mid ah dadkaasi ayaa lagu xukumay ugu yaraan 25 sano ilaa xabsi daa’im halka 11 kalena lagu xukumay min 10 sano ilaa 25 sano oo xadhig ah. Dadkan ayaa la xukumay iyaga oo maqan.

Dadka xukunka xabsi daainka ay Puntland ku riday waxaakamid ah Cabdiwali Muse Shire Dhamuuke oo horeyuga mid ahaa xildhibaanadii Puntland, haatan hoggaaminaya ergada Mudug ka socota ee 13 xubnood ah.

Dhamuuke oo u warramay VOA ayaasharci daro ku tilmaamey in xabsi daain lagu xukumo, isagoo difaacay ka mid noqoshadooda maamulka loo dhisayo gobolada Mudug iyo Galgaduud.


Contact@afkashacabka.com