Wasiirkii Hore Ee Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Oo Muqdisho Lagu Aasay (Sawiro)

0
Friday January 16, 2015 - 19:12:31 in by Burco Office
  • Visits: 667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Oo Muqdisho Lagu Aasay (Sawiro)

    Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Ku Sii hayihii xilka wasiirka Kallumeysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamuud Colow Barrow, kaa oo xanuun hayay u geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Ku Sii hayihii xilka wasiirka Kallumeysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamuud Colow Barrow, kaa oo xanuun hayay u geeriyooday.


Aaska Marxuumka waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, xildhibaano iyo xubno kale oo ay isla shaqeeyeen.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo halkaasi si kooban uga hadlay ayaa marxuumka ilaahay uga baryay in janada uu ka waraabiyo.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa isna dhankiisa ka tiray tacsi geeridda ku timid Allaha u naxariistee Maxamuud Colow Barrow.

Halkaan Hoose ka arag sawirada aaska.


?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

conatct@afkashacabka.com